Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Isku aadka wareegga 16-ka ee koobka EURO 2020 oo la sameeyay


Waxaa xalay la soo gabagabeeyay wareegga kowaad ee koobka qaramada Qaaradda Yurub ee Euro 2020, waxaana wareegga labaad u soo baxay 16 dal, iyadoo ciyaartaa ugu adag ay dhexmari doontaa xulalka Ingiriiska iyo Germany.

Xiriirka K/cagta UEFA ayaa soo saaray isku aadka xulalka Qaramada Qaaradda Yuyub, kuwaas oo ka dhici doona sideed magaalo, waxayna xulalku isku arki doonaan sidan;

1. Wales Vs Denmark (Sabti 26 June, Amsterdam)

2. Italy Vs Austria (Sabti 26, June, London)

3. Netherlands Vs Czech Republic (Axad 27 June, Budapest)

4. Belgium Vs Portugal (Sunday 27 June, Seville)

5. Croatia Vs Spain (Isniin 28 June, Copenhagen)

6. France Vs Switzerland (Isniin 28 June, Bucharest)

7. England Vs Germany (Talaado 29 June, London)

8. Sweden Vs Ukraine (Talaado 29 Juhe, Glasgow)

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG