MOGADISHU —
Soomaaliya ayaa ciyaaraha Olombikada ee Japan u diraysa gabadhii ugu horreysay ee ka qeybgali doonto ciyaaraha fudud, gaar ahaan ciyaarta loo yaqaan Teakwondo.
Munira Warsame oo Ingiriiska ku dhalatay ayaa Soomaaliya ku matali doonta ciyaarta Teakwondo.
Mohammed Kahiye ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho, waxa inoo soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available