Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barakac ka dhashay dagaallo ka dhacay qeybo ka mid ah Sh/Dhexe


Ciidamada dowladda oo ku sugan Janaale
Ciidamada dowladda oo ku sugan Janaale

Dagaallo toddobaadyadii la soo dhaafay ka dhacay tuulooyin hoos yimaada degaanka Raage Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sababay barakaca qoysas badan, kuwaasi oo hadda ku jira xaalad nololeed oo adag, sida ay sheegayaan mas’uuliyiinta degaankaas.

Guddoomiyaha degmada Raage Ceele Cumar Cali Nuur ayaa u sheegay VOA-da in qoysaskan ay culeys ku yihiin degaanka, islamarkaana aanay u heli karin caawimaadda ay u baahan yihiin.

Caasho Ibraahim Aden oo xaaladdaas ka waraysatay Cumar Cali Nuur, waxayna ugu horreyn weydiisay sida ay qoysaskan kusoo barakaceen.

Barakac ka dhashay dagaallo ka dhacay qeybo ka mid ah Sh/Dhexe
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:55 0:00


XS
SM
MD
LG