Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Qorshaha horumarinta ganacsiga beeraha Somaliland


Somaliland waxa lagu qabanayaa shir lagu lafo gurayo horumarinta beeraha, kaas oo nuxurkiisu yahay maalgalinta beeraha sida uu sheegay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha Rooble Cabdi Muuse.

Wariyaha VOA ee magaalada Hargeysa Khadar Maxamed Cakulle ayaa ka wareystay shirkan iyo qorshayaasha horumarinta beeraha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha Somaliland Rooble Cabdi Muuse.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG