Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kalluumeysatada oo soo dhaweeyay heshiiskii gacansiga Soomaaliya iyo Itoobiya


Heshiiska Soomaaliya iyo Kenya
Heshiiska Soomaaliya iyo Kenya

Iskaashatada kalluumeysatada gobolka Banaadir ee Dan-kulmis ayaa soo dhaweeyey heshiiskii ku saabsanaa in kaluunka Soomaaliya loo iib geeyo dalka Itoobiya, iyagoo dhanka kalana soo hadal qaaday in bada lagu la'yahay doomo kaluumeysi iyo raggii la socday kuwaasoo ka ambabaxay xeebaha Muqdisho.

Arimahaasi iyo caqabada heysta kaluumeysatada ayuu wariyaheena Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste waxa uu ka wareystay Gudoomiyaha Iskaashatada Gobolka Banaadir Kamaal Maki Aweys.

Kalluumeysatada oo soo dhaweeyay heshiiskii gacansiga Soomaaliya iyo Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:19 0:00


XS
SM
MD
LG