Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu Ingiriis ka yiri soo celinta xiriirka Soomaaliya iyo Kenya?


Maxamed Xaaji Ingiriis
Maxamed Xaaji Ingiriis

Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya ayaa tallaabo wanaagsan ku tilmaamay go’aankii ay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ay dib ugu soo celiyeen xiriirkii diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeyay, kaas oo hakad galay dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay.

Maxamed Xaaji Ingiriis oo ka mid ah aqoonyannada Soomaalida ayaa sheegay in loo baahanyahay in madaxda labada waddan ay adkeeyaan xiriirka darisnimo iyo walaalnimo, iyagoo meesha ka saaraya danaha shakhsi ee siyaasadeed.

Wariyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed ayuu Maxamed Xaaji Ingiriis ugu warramay magaalada Naiorbi.

Muxuu Maxamed Xaaji Ingiriis ka yiri soo celinta xiriirka Soomaaliya iyo Kenya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00


XS
SM
MD
LG