Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Sidee Soomaaliya u soo dhaweysay qaxootiga Yemen iyo Suuriya?


Kaalmooy

Dunida waxaa maanta looga dabbaal-degayaa maalinta qaxootiga adduunka, waxaana sanadihii u dembeeyay Soomaaliya soo gaarayay dad badan oo kasoo qaxay waddamada Yemen iyo Syria oo colaado ay ka dhacayaan.

Yemen waxaa ku noolaa qaxooti badan oo Soomaaliyeed, kuwaas oo sanadihii dambe dalka kusoo laabanayay, waxaana kamid ahaa dadkaas Fannaanka afka Carabiga ku heesa ee Soomaaliyeed Cabdirashiid Muxuyidiin Kaalmooy.

Wariyaha VOA Cabdicasiis Barrow oo la kulmay ayuu uga warramay inay mudan tahay in si gaar ah loo tix-geliyo qaxootiga Soomaaliya soo mutay, isagoo bulshada ka codsaday iney soo dhaweeyaan.

Ugu horreyn waxa uu ka jawaabayaa sida uu u arko maalinta caalamiga ah ee qaxootiga?

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG