Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Imtixaanka shahaadiga ah oo ka bilowday Somaliland


Somaliland

Waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday Somaliland imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo dhexe. Imtixaanka oo ka dhacay dhammaan gobollada Somaliland ayaa waxaa u fadhiistay arday ay tiradoodu kor u dhaafeyso 32,000.

Warkan waxaa magaalada Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:15 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG