Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhoofinta xoolaha oo ka bilaabatay Kismaayo


Dekedda magaalada Kismaayo waxaa ka soconaya dhoofka xoolaha kaasoo loo iibgeeynayo wadamada carabta. Waxaa la filayaa in todobaadkan dekedda ay ka dhoofaan in kabadan 2500 oo neef oo lo' ah, waxaana dhoofka xoolaha ee ka biloowday dekeda Kismaayo dadka deegaanku ay ka rajo qabaan in isbadal dhaqaale uu ku keeno gobolka Jubada Hoose oo waqtiyadii ugu dambeeysay dadkiisa ay la daalaa dhacayeen dhibaato dhinaca dhaqaalaha ah kadib saameentii uu dhaqaalaha ku yeshay COVID-19.

Faafaahinta warkaN waxaa Kismaayo kasoo diray Aden Maxamed Salaad (Aden Kismaayo.)

Dhageyso dhoofka xoolaha ee Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00


XS
SM
MD
LG