Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Dhallinyarada loo qaaday Eritrea oo la hadlay VOA

Barnaamijkii Bandhigga VOA waxaan toddobaadkan aynu ku eegeynaa qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliya ee tababarka ciidan loogu qaadey dalka Eritrea oo markii ugu horeysey la hadley VOA.

Waxaa soo jeedineysaa Falastiin Axmed Iimaan.

Bandhigga VOA: Dhallinyarada loo qaaday Eritrea oo la hadlay VOA
please wait

No media source currently available

0:00 0:15:45 0:00


This item is part of
XS
SM
MD
LG