Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug oo la filayo in ay maanta soo dhameystirto xubnaha guddiga doorashada


Galmudug

Masuuliyinta maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ugu danbeyn maanta oo Khamiis ah ay soo gudbin doonaan liiska xubnaha uga mid noqon doona guddiga doorashada Soomaaliya oo maalmahaan laga sugayay.

Dhinaca kale, Dhusamareeb waxaa shalay tagay wafdi ka socda beesha caalamka oo Galmudug kala hadlay arrimaha doorashada.

Warbixintan waxaa Gaalkacyo ka soo diray Cabdiwaaxid Macalin Isaaq.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:24 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG