Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa sababay kalluunka kusoo caariyay xeebaha Soomaaliya?


Kalluun
Kalluun

Xeebaha Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho waxaa lagu arkayay dhawaanahan kalluun yayar oo badda ka soo caariyay, waxaana si dhab ah loo ogeyn sababaha keenay in tiro badan oo kahluun ah ay mar qura soo caariyaan, taas oo bulshada ka dhex dhalisay hadalhayn iyo walaac badan.

Wariyaha VOA ee Washington Jamaal Axmed Cismaan, ayaa haddaba kalluunkan soo caariyay wax ka weydiiyay Eng. Caydaruus Axmed Xasan oo ku takhasusay arrimaha badda, haatanna lataliye sare u ah wasaradda kaluumaysiga iyo kheyraadka badda ee Soomaaliya.

Maxaa sababay kalluulka ku soo caariyay xeebaha Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:12 0:00


XS
SM
MD
LG