Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisadda Egypt, Sudan, Iyo Ethiopia ee Wabiga Nile


FILE - Ethiopia's Grand Renaissance Dam is seen as it undergoes construction work on the river Nile in Ethiopia, Sept. 26, 2019.
FILE - Ethiopia's Grand Renaissance Dam is seen as it undergoes construction work on the river Nile in Ethiopia, Sept. 26, 2019.

Wasiirrada arrimaha dibadda ee Jaamacadda Carabta ayaa Talaadadii ku kulmay dalka Qadar, iyagoo diiradda saaray dadaalka la doonayo in lagu xalliyo khilaafka biyo xireenka webiga Nile ee u dhexeeya Masar, Suudaan iyo Itoobiya.

Wasiirka Arimaha Dibada ee Masar ayaa sheegay in xukuumadda Qaahira ay raadineyso xal dublamaasiyadeed, ee aysan ahayn xal militari sida ay dooneyso in ay ku xaliso muranka kala dhaxeeya Itoobiya ee ku saabsan buuxinta biyo xireenka Renaissance, ee bilaaban doona bisha soo socota.

Warbixin uu wariyaha VOA-da Edward Yeranian ka soo diray Qaahira waxaa inoo soo koobeysa Caasha Ibrahim Aden

Dhageyso warbixinta.

Xiisadda Egypt, Sudan, Iyo Ethiopia ee Wabiga Nile
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:41 0:00


XS
SM
MD
LG