Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Natiijada Maroodi-Jeex oo la ansixiyey iyo duqa Berbera oo la doortay


Doorashada Somaliland

Gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland ayaa maanta ansixisay Natiijada ku meel gaadhka ah ee doorashadii degmada Hargeysa.

Dhinaca kalena, Golaha Deegaanka ee Cusub ee Degmada Berbera ayaa maanta doortay duqa magaalada iyo ku-xigeenkiisa, waxaana dib loo soo doortay duqii hore ee magaalada Cabdishakuur Maxamud Ciddin, halka ku-xigeenkiisa cusubna loo doortay Nuur Jaamac.

Waxaa warbixinadan HargeysaWarkan waxa mar kale magaalada Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:10 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG