Isku xirrada

War Deg-Deg ah

walaac soo food saaray dhallinyarada Soomaalida Kenya ee ku jira xeryaha xaqootiga


Dadaab

Boqolal dhallinyaro Somali Kenyan ah oo galay diiwaanka hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa ka walacsan halka mustaqbalkoodu ku dambeyn doono, xilli dowladda Kenya ay ka fakareyso xiridda xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.

Masuuliyiinta Garissa ayaa midba midka kale ku edeynayaa in uu masuul ka yahay dib u dhaca ku yimid qorshaha qaxootiga lagaga sarayo diiwaanka.

Wariyaha VOA ee magaalada Garissa Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan ka diyaaritay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG