Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tababar ku saabsan wadashaqeynta booliska iyo shacabka oo lagu qabtay Jowhar


HirShabelle
HirShabelle

Aqoon is-weydaarsi ku saabsan wadashaqeynta hey'adaha amaanka iyo shacabka Hirshabelle ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar ee xanunta maamul goboleedkaas, waxaana ka soo qeybgalay dad ka kala yimid magaalooyinka maamulkaas.

Warbixintan waxaa soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

XS
SM
MD
LG