Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heshiis laga gaaray loolankii xilka duqa magaalada Hargeysa


Muuse Biixi, Soltelco iyo Cabdikariim Axmed Mooge
Muuse Biixi, Soltelco iyo Cabdikariim Axmed Mooge

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan isugu yeedhay duqa magaalada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamud Soltelco iyo musharaxa ugu codka badan degmada Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge.

Kulankaasi ayaa nuxurkiisu waxa uu ahaa in Soltelco uu tartanka Duqa magaalada Hargeysa uga tanaasulo Cabdirkariim Axmed Mooge, taasi oo uu aqbalay duqa xilka soo hayey Cabdiraxmaan Maxamuud.

Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Heshiis laga gaaray loolankii xilka duqa magaalada Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:44 0:00


XS
SM
MD
LG