Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug iyo Puntland oo iska kaashanaya amniga gobolka Mudug


Deni iyo Qoor Qoor
Deni iyo Qoor Qoor

Maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa iska kaashanaya sugida amniga magaalooyin ka tirsan gobolka Mudug, iyadoo dadka deegaankuna ay arrintan ku tilmaameen tallaabo wanaagsan oo xal u ah kor u qaadista amniga gobolka.

Magaalada Gaalkacyo ayaa ka mid ah goobaha Galmudug ee ay ka dhici doonto doorashada xubnaha Baarlaanka Federal Soomaaliya.

Warbixin ku saabsan arrinkaas waxaa magaalada Gaalkacyo inooga soo diray wariyaha VOA-da ee Cabdiwaaxid Macallin Isaaq.

Galmudug iyo Puntland oo iska kaashanaya amniga gobolka Mudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00


XS
SM
MD
LG