Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareegga labaad ee tallaalka COVID-19 oo ka billowday Kismaayo


Wareega labaad ee tallaalka COVID-19 ayaa ka billoowday magalada Kismaayo, iyadoo saraakiisha caafimaadka Jubaland ay sheegeen in ay ka faa'iideysteen tallaalkaasi inka badan 10-kun oo qof.

Arrintaasi ayaa la rumeysanyahay inay sababtay in uu hoos u dhac ku yimaaddo dadka uu soo ridanayo cudurka COVID-19.


Faah-faahinta warkaas waxaa inoo soo diray wariyaha VOA-da ee magaalada Kismaayo Adan Maxamed Salaad.

Wareegga labaad ee tallaalka COVID-19 oo ka billowday magaalada Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:08 0:00


XS
SM
MD
LG