Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad lagu dilay magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cabudwaaq


Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamul goboleedka Galmudug ayaa xalay koox hubeysani waxa ay rasaas ku tureen maqaayad ay dad ku sugnaayeen iyadoo ay saddex qof ku dhinteen.

Dhacdo taa ka duwan, nin hubeysan ayaa maanta toogasho ka geystay bartamaha magaalada Cabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud.

Wariyaha VOA uga soo warama gobollada dehne Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan ka soo diray Gaalkacyo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG