Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiyada Waddani iyo Ucid oo ku heshiiyay awood qeybsi siyaasadeed


Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe
Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ay doorashada kahor labada xisbi ee Waddani iyo Ucid ku heshiiyeen awood qeybsi siyaasadeed, isla markaana ay kala qaataan kuraasta guddoonka Barlamanka iyo Duqa magaalada Hargeysa.

Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Xisbiyada Waddani iyo Ucid oo ku heshiiyay awood-qeybsi siyaasadeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00


XS
SM
MD
LG