Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay Xidhiidhka u dhexeeya Booliska Maraykanka iyo dadka madowga ah, iyada oo dhawaan la xusay sannad guuradii koowaad ee ka soo wareegtay dilkii George Floyd. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.
Facebook Forum