Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabdikariim Axmed Mooge oo beeniyey warar laga faafiyey


Cabdikariin Axmed Mooge
Cabdikariin Axmed Mooge

Mid ka mid ah musharraxiintii loogu dhowaaqay inuu kusoo baxay golaha degaanka magaalada Hargaysa ayaa mar kale ku celiyey inuu musharrax u yahay jagada duqa magaaladaasi.

Cabdikariim Axmed Mooge oo helay codadkii ugu badnaa golayaasha degaanka ayaa maanta shir jaraa’id oo uu qabtay kaga hadlay arrintaasi iyo warar uu sheegay in laga faafiyey isaga iyo taageerayaashiisa.

Warbixintan waxaa Hargaysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakulle.

Cabdikariim Axmed Mooge oo beeniyey warar laga faafiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00



XS
SM
MD
LG