Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee go’aankii Maxkamadda Sare u saamaynayaa Soomaalida Mareykanka?


Abdulwahid Qalinle

Maxkamadda ugu sarreysa Mareykanka ayaa go’aan ku soo saartay in dadka muhaajiriinta ah ee sida sharci-darrada ah ku soo galay Mareykanka laakin ku jooga sharciga bani’aadamanimada ee loo yaqaan TPS in aysan qaadan karin degenaanshaha rasmiga ah ama Green Card.

Go’aankana ayaa taabanaya ilaa 400,000 oo qof oo ka kala yimid 12 dal oo ay Soomaaliya ku jirto ka ilaaliya in la masaafuriyo una ogolaada in ay Mareykanka ka shaqeysan karaan. Haddaba side ayaa go’aankan u saamaynayaa Soomaalida?

Haaruun Macruuf ayaa arrintan ka waraystay qareen Cabdiwaaxid Sheekh Cusmaan Qalinle oo qareen u ah qaar ka mid ah dadka uu sharcigani qabanayo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG