Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jilaa Soomaali ah oo filim ka sameeyay Al-Shabaab


Warsame Cabdi Cali
Warsame Cabdi Cali

Dalka Kenya, shirkad samaysa filimada oo lagu magacaabo Foxton ayaa soo saartay filim cusub oo looga hadlaayo dagaalka u dhaxeeya dowladda Kenya iyo Al-shabaab, kaasoo inta badan diirada lagu saaray qaab wacyi galin ah oo ku saabsan sidii dowladda iyo dadka rayidka ah ay u wada shaqeyn lahaayeen.

Filimkan oo lagu magacaabo Mission to Rescue ayaa jilaayaashiisa waxaa kamid ah Warsame Cabdi Cali oo ah Jilaa Soomaaliyeed, wuxuuna magaalada Nairobi uu ugu warramay Wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed.

Jilaa Soomaali ah oo filim ka sameeyay Al-shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00


XS
SM
MD
LG