Deegaanno ka tirsan degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada Hoose ee Jubaland waxaa ka jira biya la'aan saameesay dadka ku nool deegaanadaas, waxaana kordhay qiimaha biyaha, iyadoo halkii fuusto ay gaartay 10-dollar, waxaan taasi sababtay in dadku isaga guuraan deegaannaas.
Yuusuf Maxamed Ibraahim Koowneyn oo ah guddoomiye ku xigeenka degmada Badhaadhe ayaa arrimahaasi waxa uu uga warramay wariyaha VOA ee magaalada Kismaayo Adan Maxamed Salaad.