Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhallinyarada oo guulo ka gaaray doorashooyinkii Somaliland


Doorashada Somaliland
Doorashada Somaliland

Doorashadii toddobaadkii hore ka dhacday Somaliland ayaa qaar badan oo ka mid ah musharrixiinta guulaystay waxay ahaayeen dhalilnyaro. Khubarada ayaa sheegaya in dhallinyarada soo baxday ay yihiin kuwo wax soo bartay.

Guusha dhallinyarada ee doorashada ayaa imanaysa iyadoo dadka isku diiwaan-geliyey codaynta badankood la sheegay inay ahaayeen dhallinyaro.

Warbixintan waxaa Hargaysa nooga soo diray Khadar Maxamed Cakulle.

Dhallinyarada oo guulo ka gaaray doorashooyinkii Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00


XS
SM
MD
LG