Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka Somaliland oo nasiib-darro ku tilmaamay natiijada doorashada


Haweenka Somaliland ayaa nasiib-darro weyn ku tilmaamay natiijada doorashadii golaha wakiillada, taas oo qof dumar ah aanu ku soo bixin 82-dii kursi ee ay ku tartameen musharraxiintii xisbiyada, waxayna sheegeen in natiijadaasi ay niyad jabisay guud ahaan haweenka.

Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray wariyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.

Haweenka Somaliland oo nasiib-darro ku tilmaamay natiijada doorashadii qolaha Wakiillada
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:22 0:00


XS
SM
MD
LG