Isku xirrada

War Deg-Deg ah

34 xubnood oo lasoo jeediyey in laga saaro guddiyada doorashada


Guddiga uu magacaabay Rooble

Guddi wasiirro ah oo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu u xil saaray inay soo qiimeeyaan cabashooyinka ka dhan ah xubno ka tirsan guddiyada doorashada heer federaal iyo heer gobol ayaa soo jeediyey in guddiyada laga saaro 34 xubnood oo ay sheegeen inay wax ka jiraan dacwooyinka laga keenay.

Midowga Musharrixiinta ayaa horey ugu gudbiyey Ra’iisul Wasaaraha liiska 67 xubnood oo ay sheegeen inay isugu jiraan shaqaale dowladeed, ciidan iyo siyaasiyiin taageersan madaxweyne Farmaajo.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:04 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG