Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xanuunno geella ku dhaca oo lagu arkay Dawlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia


Waxaa xanuun cusub oo geela soo ridanaya lagu arkay gobollo ka tirsan dhulka Dowlad Deegaanka Somalida ee Ethiopia.

Wariyaha VOAda uga soo warama Magaalada Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa xanuunkan aan la aqoon ee Geella dilaya ka wareystay Wasiirka Xafiiska Xoolaha ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Dayib Axmed Nuur.

Dhageyso xanuunka xoolaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00


XS
SM
MD
LG