Xiriirkii xumaaday ee Somalia iyo Kenya ee hakadka geliyay duulimaadkii labada waddan isaga kala gooshi jiray iyo Dowladda Somalia oo xanuunka Corona dartii dayuuradihii qaataka ka keeni jiray Kenya horey u joojisay ayaa saameyn ku yeeshay ganacsatadii ka shaqeysan jiray Jaadka.
Warbxin uu arrintan ku eegayo waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOAda. Cabdicasiis Barrow.