Dadka deegaanka Baarsanguuni ee katirsan dagmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose ayaa soo dhaweeyay leerarka cadceeda ku shaqeeya oo laga hergaliyay deegaankaasi xili dadka deegaanadaasi ay ay ka cabanayaan fatahaado soo laalaabtay oo saameen ku yeeshay beerahooda. Faafaahinta warkaas waxaa kismaayo kasoo diray wariyaha VOA ee magaalada kismaayo Adan Maxamed Salaad.
Facebook Forum