CEELCADE —
Maamulka Gobolka Gedo ayaa ka hadlay duqeyn ka dhacday deegaanka Ceelcade oo inta la xaqiijiyay lagu dilay hal qof ayna ku dhaawacmeen shan caruur ah.
Wariyaha VOA ee magaalada Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa qadka taleefanka kula xiriiray gudoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buule Maxamed Gareed, waxaana uu weydiiyey sida ay wax u dhaceen.