KISMAAYO —
Qarax khasaare u geestay dad shacab ah ayaa xalay ka dhacay magalada Kismaayo, waxaana bam-gacmeed lagu tuuray goob ay ku sugnaayeen dad shacab ah sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ciidanka booliska magaalada Kismaayo.
Faah-faahinta warkan waxaa inoo soo diray wariyaha VOA ee Kismaayo Aden Maxamed Salaad.