Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Somaliland: Natiijooyin horudhac ah oo la shaaciyey


Madaxweyne Muuse Biixi oo codeynaya
Madaxweyne Muuse Biixi oo codeynaya

Tirinta codadka doorashadii 31-kii May ka dhacday Somaliland ayaa wali socota iyadoo qaar ka mid ah degmo doorashooyinka laga soo saaray natiijo hordhac ah.

Degmo doorashooyinka natiijadooda la shaaciyey ayaa waxaa ka mid ah Salaxlay, Gar adag, Xudun Saylac iyo Lughaya.

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada waxaa Hargeysa kasoo diray weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakulle.

Doorashada Somaliland: Natiijooyin horudhac ah oo la shaaciyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00

Dhinaca kale, waxaa lagu dhawaaqay natiijada horudhaca ah ee doorashada qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Awdal. Wariyaha VOA-da uga soo warama Boorama Haashim Sheekh Cumar Goth ayaa warbixintan soo diray.

Natiijooyinka qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Awdal
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:45 0:00

Sidoo kale natiijada golayaasha deegaanka ee magaalada Laascaanood ayaa ayagana lagu dhowaaqay. Jaamac Cabdiwali Cali oo ah guddoomiyaha doorashada degamada Laascaanood ayaa ku dhawqay xubnaha golaha deegaanka ee cusub ee Laascaanood.

Natiijada golayaasha deegaanka Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:53 0:00


XS
SM
MD
LG