Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta dhaqaale ee ololihii doorashooyinka Somaliland


Ololaha Xisbiga Waddani
Ololaha Xisbiga Waddani

Shacabka Somaliland ee hore iskugu diiwaan-galiyay codbixinta doorashooyinka golaha wakiilada iyo deegaanka ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta.

Doorashadan ayaa waxaya ka qayb galaya dad ka badan million qof oo hore isku diiwaan galiyay, islamarkaana qaatay kaararka codbixinta, qofkastaana wuxuu ka codaynaya goobtii uu hore iskaga diiwaan galiyay.

Ka sokow doorashada, ololaha doorashada ee Somaliland ka socdey maalmihii dhawaa ayaa saameyn dhaqaale ku yeeshey ganacsiyada qaar.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Hargeysa kasoo direy wariyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.

Saameynta dhaqaale ee ololihii doorashooyinka Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:11 0:00



XS
SM
MD
LG