Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay doorashooyinka


Muuse Biixi
Muuse Biixi

Cod-bixiyayaasha Somaliland ayaa u dareeraya goobaha codbixinta saacadaha soo socda, waxaana is diiwaan-geliyey dad ka badan 1 milyan oo qof, sida ku qoran bogga Internetka ee guddiga doorashada.

Dadka ayaa soo dooranaya xubnaha baarlamaanka iyo golayaasha degaanka, oo doorashooyinkooda dib loo dhigayey sanado badan.

Maantana Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shir jaraa’id oo uu kaga hadlayo arimaha doorashooyinka barri loo dareerayo ku qabtay Hargaysa.

Haddaba shirka jaraaid ka dib ayuu Wariyaha VOA ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakule uu wareystay Madaxweyne Biixi isagoo ugu horeyn weydiiyay ujeedada uu shirka jaraaid u qabtay?

Wareysi: Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay doorashooyinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:11 0:00


XS
SM
MD
LG