Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heshiiska doorashada Soomaaliya oo abuuray rajo maal-gashi


Khilaafaadkii siyaasadeed ee xalka laga gaaray ayaa rajo badan geliyay ganacsatada magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kuwaas oo uu horay u soo wajahay walaac xooggan markii uu is-mariwaagu jiray.

Xeel-dheerayaasha dhaqaalaha ayaa aaminsan in xalkan la gaaray uu kaalin wanaagsan ka qaadan doono koboca iyo maal-gashiga dhaqaale ee dalka, xilli magaaloouinka qaar oo ay caasimaddu kamid tahay laga dareemay sare u kac ku yimid maciishaddii nolosha, sida uu warbixintan kusoo diray weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG