Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulamo Siyaasadeed ka Soconaya Muqdisho


Rooble iyo madaxda maamul goboleedyada

Hogaamiyeyaasha Soomaalida ee dhawaan Muqdisho ku gaaray heshiiska doorshada ayaa maanta bilaabay kulamo looga arrinsanayo si loo guda geli lahaa fulinta heshiiska.

Golahan oo uu hogaamiyo Ra'iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta kulan la qaatay wakiillada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay Xalane.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warkan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:04 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG