MOGADISHU —
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay imtixaanka fasalka 4-aad ee dugsiyada sare ee sanad dugsiyeedka 2020-2021.
Imtixaanka ayaa ka bilowday gobolka Banaadir, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle iyo Galmudug, iyadoo kumanaan arday ah ay u fariisteen imtixaanka maanta. Sida uu warbixintan ku eegayo wariyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.