Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ololihii doorashada Somaliland oo lasoo gabagabeeyey


Somaliland waxaa weli si xowli ah uga socda Ololaha tartanka Doorashooyinka Wakiillada iyo Deegaanka.

Tageerayasha Xisbiga Mucaaradka ee Wadani ayaa maanta isu soo baxyo balaaran ka sameeyay Gobolada Somaliland.

Warbixintan waxaa Hargeisa ka soo diray wariyaha VOAda Khadar Maxamed Cakulle.

Dhageyso ololaha doorashada Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00


XS
SM
MD
LG