Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhdii abwaan Sooraan oo shalay ku geeriyooday magaalada Burco


Abwaan Sooraan
Abwaan Sooraan

Alle ha u naxariistee waxaa shalay magaalada Burco ku geeriyooday abwaan iyo majaajiliiste Sooraan Ismaaciil Sugulle oo maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanaa magaaladaas.

Geerida abwaanka ayaa taabatay dadka Soomaaliyeed ee la socday sheekooyinkii iyo riwaayadihii uu sameyn jiray.

Haddaba, taariikhda abwaan Sooraan oo kooban waxaa warbixintan ku eegaya Khadar Maxamed Cakulle.

Taariikh Nololeedkii Abwaan Sooraan
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:38 0:00


XS
SM
MD
LG