Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland oo billowday qaadista canshuurta guryaha iyo dhulka


Maamulka Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ka bilaabay olole lagu sharciyeynayo guryaha iyo dhulka, iyagoo ugu baaqay ganacsatada in ay sameystaan shatiyada goobaha ganacsiga, si loo xaqiijiyo guryaha iyo goobaha ganacsiga ee aan bixin canshuuraha ama aan qaadan shatiyada.

Faafaahinta warkaas waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aden Maxamed Salad.

Jubaland oo billowday qaadista canshuurta guryaha iyo dhulka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00


XS
SM
MD
LG