Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey shirka wadatashiga qaran ee Muqdisho


Shirka doorashada

Waxaa maalintii saddexaad maanta oo Isniinta galay Shirka Wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada oo sabtidii uga furmay xarunta ciidankii cirka ee Soomaaliya ee Afisyooni ee magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta intii socday shirka shir gaar ah la yeeshay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi.

Wararka aan helnay ayaa sheegay in qodob la xiriira maamulka doorashada xildhibaanada gobollada waqooyi ka imanaya uu yahay mid ka mid ah kuwa ugu adag ee shirka horyaalla.

Wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Cabdiraxman Qoyste ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:48 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG