Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland oo mar kale mamnuucday indho-shareerka


Austria Burqa Ban
Austria Burqa Ban

Maamulka Jubaland ayaa markale dumarka ka mamnuucay xirashada Niqaabka ama Indhashareerka sababo lagu sheegay in la xiriiraan ammaanka.

Kadib go’aankaas ayaa waxaa labadii malmood ee ugu dambeysay ay ciidamada booliiska Kismaayo ay magaalada ka sameeyeen howlgal ay ku dhaqan-gelinayaan mamnuucista niqaabka.

Wariyaha VOA-da Aaden Maxamed Salaad (Aaden Kismayo) ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Kismaayo.

Jubaland oo mar kale mamnuucday indho-shareerka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00


XS
SM
MD
LG