Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ololaha doorashooyinka Somaliland oo galay maalintii labaad


Muuse Biixi

Ololaha doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka ee Somaliland ayaa galay maalintii labaad iyadoo uu maanta fagaaraha Beerta Xoriyadda ee magaalada Hargeysa lagu qabtay ololaha Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Cabdi.

Doorashooyinka ayaa dhici doona 31-ka bishan May, waxaana furitaanka ololaha doorashooyinka ay musharaxiinta u ogolaanaysaa inay qabtaan isu-imaatino ay codka ku weydiisanayaan dadka codeynaya.

Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG