Isku xirrada

War Deg-Deg ah

17 kun oo arday oo u fariistay imtixaanka Iskuullada Puntland


Ardayda Puntland
Ardayda Puntland

Deegaannada Puntland waxaa maanta Imtixaanka fasallada afaraad ee dugsiga sare iyo fasalka sideedaada ee dugusiga dhexe u fariistay arday kor u dhaafeysa 17 kun, waxaana daahfuray madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo madaxda Wasaaradda Waxbarashada.

Imtixaankan ayaa lagu qaadayaa 132 xarumood.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Garoowe inooga soo diray wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb.

17 kun oo arday oo u fariistay Imtixaanka dugsiyada hoose iyo dhexe ee Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:15 0:00


XS
SM
MD
LG