Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku dhintay dagaal ka dhacay degmada Wanlaweyn


Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyooday dagaal saaka ka dhacay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose, kaas oo u dhexeeyay ciidamo kawada tirsan maamulka Koofur Galbeed.

Wariyaha VOA ee magaalada Baydhabo Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixin inoo haya.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG