Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay Nimco Cabdirashiid ku dooratay barashada cilmiga Korontada?


Jaamacadda Jigjiga
Jaamacadda Jigjiga

Inta badan gabdhaha Soomaaliyeed ee ardayda ah ma doortaan kulyadaha laga barto Injineernimada, hase yeeshee, Nimco Cabdirashiid Maxamed ayaa dhawaan ka qalan-jabisay Jaamacadda Jigjiga, iyadoo baratay cilmiga Korontada iyo Isgaarsiinta, waana gabadha kaliya ee ka qalanjibisey kuliyaddaas.

Wariyaha VOA-da ee magaalada Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa Nimco C/rashiid ka wareystay sababta ay ku dooratay cilmigaas.

Maxay Nimco Cabdirashiid ku dooratay barashada cilmiga Korontada?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:02 0:00


XS
SM
MD
LG