Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in shaqaalaha dawladda iyo ciidamada ay ka reebban tahay inay ku milmaan siyaasada wakhtigan doorashada lagu jiro, isagoo xusay inay dhex u yihiin xisbiyada.
Warkan waxa hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Facebook Forum